+252 90 7798232 [email protected]

vlcsnap-2018-03-24-11h18m26s123Barnaamijka wacyi galinta bulshada waa barnaamij todobaadle ah waxaana idiin soo diyaarisay Mu’asasada Alminhaaj Nugaal waxaana lagu qabtaa masjidka Alhuda garowe waana barnamaij diirada lagu saaro haba waxa ugu muhiimsan ee bulshada loogu faa iidaynkaro .

Dr C/raxmaan Sulub ayaa Darsi qiimo badan xanbaarsan kajeediyay Masjidka Alhuda garowe Dr Ku waxaa uu Marti ku ahaa Barnaamij Mu’asasada Alminhaaj Nugaal Ugu Talagashay In Bulshada looga faa iideeyo waana barnaamij taxana ah oo Habeen walba oo Sabti soogalayso lagu qabto Masjidka Alhuda  Waxaana Dr Sulub Halku dhig uga dhigay Darsigiisa Tilmaamaha Laga Doonayo Hogaamiyaha Bulshadu U Baahan tahay

Hooskadaawo Muuqaalka .