+252 90 7798232 [email protected]

Culimadaan oo dowr Lixaad Leh  kaqaatay Xal uhelidda Colaadii Gaalkacyo ayaa waxay dib ugu soolaabteen Magaaladda Garowe Xarunta Dowladda Puntland  waxayna Hoolka Wey nee Jaamacadda bariga Afrika Ku  qabteen Dood Cilmiyeed ay kasoo qayb galeen Boqolaal Ardayda Jaamacadda Ah  waxaana  Culimadu Kahadleen Muhiimadda ay leedahay Walaalaynta Umadda Soomaaliyeed Iyo in ay tahay Xilsaaran Qofwalba .

Culida kaqaybqaadatay dood cilmiyeedkaan waxay kudheeraadeen waano guud iyo waxay usoo joogeen  waxayna cadeeyeen booska shareecada Islaamku kataagan tahay Qabyaaladda Iyo in boro bugaandho  loo isticmaalo Muslimiinta Dhax Dooda .

Doodcilmiyeed kaan  ayaa kaduwanayd  Kuwii horay looqaban jiray maadaama ay Ardaydu Toos Culimada Su’aalo u weydiinayeen islamrkaana Culimadu Uga jawaabayeen waxaana Doodaan Kaqayb galay Culimadda Kala ah .

  • Maxamuud Xaaji Yuusuf Maxamuud
  • Axmed Cabdi Samad
  • Fu’aad Xaaji Nuur
  • Mukhtaar Axmed Faarax

Hooska Daawo :

Nuur Jaamac Aadan

AL-Minhaaj Puntland 

2 35 3 2