Qaybo kamida culimada puntland gaar ahaan ku wa kunool garowe ayaa khudbadihii jimcaha waxay kaga hadleen amaan darada ay wadaan waxmagarad dhalin yaro u badan kuwaas oo ku soobadanaya magaalada iyagoo isticmaala habeenkii in ay dadka jidadka mugdigaa u istaagaan islamarkaana kafurtaan dadka waxay wataan sida mobelada iyo wixi fudud oo aywataan.
waxaana culimadu kadigtay falal ka noocaan oo kala ah ay sababikaraan foodo iyo fasaad dhinac walba saameeya bulshada .
waxayna ugu danbayn tii culimadu ugu baaqeen bulshada qaybaheeda kaladuwan in ay kahortagaan falalkaan lidka ku ah nolasha.
Hadaba hooska daawo khudbadii masjidka xaaji cali oo maantay khadiib ka ahaa Sheekh Maxamudu Xaaji Yuusuf Qaybta Hore Oo ku baxday luuqada Carabigaa Iyo Qaybta danbe oo ku baxday Luuqada Soomaaliga Daawo.
Iyo Sidookale Masjidka Al-Huda Oo khadiib ka ahaa Sh C/naasir Xirsi Jaamac Iyo Tacliiq khudbada kadbada kadib uu soo jeedshay Sh Cabdi Qani qorane .
Daawo Khudbadii Sheekh Maxamuud
Daawo Khudbdii Sh Cabdi Naasir iyo Tacliiqa Sh Abdi Qaniqorane.