Khudbada Masjika Weyn Ee Al-Huda Magaalada Garowe ayaa imaanaysa Kadib markay kusoo badata Gudaha magalada garowe dhalinyaro Kukacaya Arimo aan kuwanaagsanayn Anshaxa Iyo Akhlaaqda qofka Muslimkaa kuwaas oo waqtiyada habeenkii ah intabadan Dariiqyada Usoobaxa iyo Kuwa daawadawada Filimaan Lagusoo Tarjumay Luuqada Afka soomalaiga.
Xafiiska Dacwada Ee Mu’asasda Al-Minhaaj Ayaa Todobaadkaan Intabadan Masaajida Magaalda Garowe Uqaybiyay Khudbo Kahadlaysa Hagaajinta Anshaxa Iyo Ilaalinta Da’yarta taas oo qayb ga ah olole Minhaaj kaga hortagayso Waxwalba oo lid ku ah Diinteena Islaamka.
Hadaba Hooska daawo Khudbadii Masjidka Al-Huda Waxaa soo jeedinaya Sh Mukhtaar Axmed Faarax .
Nuur Jaamac Aadan
Xafiiska Warbaahinta Al-Minhaaj