+252 90 7798232 [email protected]

Waxaa Todobaadadii Lasoo Dhaafay Masaajidda Magaaladda Garowe  Looga hadlayay  Arimo Badan oo muhiim ah oo ay ugu horeeyaan Kadigi taanka Takfiirka Iyo Shiicada .

waxaana Todobaabkaan looga hadlay Ilaalinta Deegaanka Waxaana Khudbo Qiimo badan soo jeedshay Sh Cabdi Salaam Cabdullahi Waxaana sheekhu Kudheeraaday Muhiimadda Ay leedahay In la Ilaasho Dhirta Iyo Guud ahaanWixii Sababi Kara In dhulku Nabaad guuro .

HOOSKA DAAWO