Waxaa caawa oo taariikhdu tahay 30/12/2016 lagu soo afmeeray Masjidka Al-Huda Garowe Kulan Cilmyeed Kasocday Oo Culimadu diirada kuarayeen Arimo Bada oo muhiim ah in laga hadlo waqtigaan kuwaas oo ay ugu weyneed in lagu dhiirado Macaasida .
Waxaana Nadwo Cilmiyeedkaan Halku dhig u ahaa (Eebe Ayaan U Cududaaranay naa Raali Kamaihin Wixii Safaad ah Oo Dhulka Lagu Sameeyo )
Waxaana Caawa lagu soo Xiray labo muxaadaro oo aad muhiim u ahaa waxaana Qaybta hore galay Sh Suldaan Cabdiqani Qorane Waxaana Suldaanku Halkudhig uga dhigay (Danbiyada Allah laga galayo oo Lafududeeysto )
Waxaa Muxaadarada qaybteeda labaad Waxaa qaatay Sh Cabdirashiid Maxamed Ismaacii waxaana Sheekhu Halkudhig uga dhigay Muxaadaradiisa (Hadii Eebe Iyo Rasuulkiisu Idiin Yeeraan Adeeca )
Ugu Danbayntii Odayaasha Nugaaleed ayaa soo xiray Nadwada Nabadoon Yusuf oo kuhadlayay Codka waxgaradka Nugaaleed ayaa Qiray In Culimadu kaalin weyn kaga jiraan Bulshada Wanaa guteen Waajibkii saarnaa.
Dhanka kale waxa uu balan qaaday In dhankooda Kawax garad ahaan ay qaadan doonaan Dowrka nagaga aadan Hagaajinta Bulshada.
Nuur Jaamac Aadan
Xafiiska Warbaahinta Alminhaaj Puntland
Hoosa Daawo.