+252 90 7798232 [email protected]

Waxaa habeenkii labaad galay nadwa cilmiyeedkii kasocotay magaalada bosaso xarunta gobolka bari gaar ahaan masjidka al rowda,cinwaanka muxaadarada ayaa ahaa “ Akhlaaqda xun iyo muuqaaladeeda dhan bulshada ka dhexjira  “ waxaana soo jeedinayay sheikh cabdinasir xaaji axmed.

Sheekhu inta aanu muxaadarada guda galin waxa uu si kooban uga hadlay akhlaaqda wanaagsan iyo faa’iidooyinka laga helayo , isagoo sheegay inay umaddu hagaagayso haddii ay akhlaaqdeedu wanaagsantahay kana badbaadayso halaagga iyo burburka, sidoo kale sheekhu waxa uu sheegay waxyaalaha akhlaaqda fasaadiya inay ka mid tahay sinada isagoo sheekhu ka hadlay in shareecadu ka digtay wax alla wixii soo jiidaya macaasidaas ama sababi kara sida fiirada aan bannaanayn ,daawashada aflaamta aan banaanayn.

Intaas Kadib wxaa lagalay Qaybtii Fataawaha Ama Su’aalaha Iyo Jawaabaha  waxaana Kaqayb qaatay Culimada Kala Ah

Sh. Maxamuud Xaaji Yuusuf

Sh.Daahir Aw Cabdi Aw Yuusuf

Sh, Dr Axmed Jaamac Ismaaciil

Hadaba Hooska DAAWO

Qaybtii Su/aalaha

Muxaadaradii Sh Cabdi Naasir Xaaji

vlcsnap-2016-04-15-19h56m06s110 vlcsnap-2016-04-15-19h55m13s313 vlcsnap-2016-04-15-19h54m24s304 vlcsnap-2016-04-15-19h53m43s875 vlcsnap-2016-04-15-19h52m43s343 vlcsnap-2016-04-15-19h53m17s804 vlcsnap-2016-04-15-19h49m33s968 vlcsnap-2016-04-15-19h48m51s604 vlcsnap-2016-04-15-19h48m41s632 DSC_1540 DSC_1543 DSC_1544 DSC_1536