Sheekh Axmed Cabdi Samad Oo kamid ah Culimada soomaali yeed kuwa ugu Misaanka Culus Ayaa Si adag Ugu horyimid dagaalka gaalkacyo Kuna Tilmaamay Mid saniid daro ah waxaana sheekhu sheegay in ay san bananan Dhiiga muslimiinta In Xaqdaro Lagu Daadiyo .
Dhanka kale Sheekha Oo ay kamuuqatay Wajigiisa In uu Aad Uga Xun yahay Dhiiga muslimiinta Ee halkaas Kudaadanaya ayaa yiri Sidee bari idin ku dooranaynaa Hadaad eeshii jamhaduhu Umada soomariyeen aad ku celisaa.
Sheekha oo Sitoos ah u lahadlayay Labada Madaxweyne Ee Puntland Iyo Galmudug ayaa yiri Aaway Aqoontii Laydinku Tuhmayay Miyaynan Mustaqbal kalahayn Umaddan Iyo Dhulkeeda Iyo Diinteeda Waxaan Idinka Codsanayaa In aad Kashaqaysaan Maskaxda Islamrkaana Aad Ilaalisan Wada NOOLAANSHAHA Iyo Daris wanaaga :
Nuur Jaamac Aadan:
Xafiiska Warfaafinta Mu’asasada Al-Minhaaj Puntland
Hoos Kadaawo :Khudbadii Sh Axmed