+252 90 7798232 [email protected]

Maadaama Lagu Jiro 10kii danbe ee Bisha Ramadaan Mu’asasada Alminhaaj Ee Dacwada Iyo Horumarinta Arimaha Bulshada waxay Bulshada Somaliyed Usoo Diyaarisay Muuqaal ay kaga bogan karaan Barashada Iyo Habka Guud ee loo bixinayo Sakaatul Fitriga .

Sh Maxamud Xaaji Yusuf Ayaa Si Qota dheer Uga Jawaabay Islamarkaana Kashaafiyo Boqolaal Muslimiin ah Ku tukada Masjidka Xaaji Cali Ee Magaalada Garowe Su’aalo Kusaabsan Sakaatul Fitriga.

Sheekhu waxaa Uu dadweynaha U sharaxay Cidda Lasiinkaro /Cidda Ay Kuwaajibtay In ay Bixiaan/Waqtiga Labixinayo  Iyo waliba Su’aala kaloo Muhiim ah .

Hadaba Hoos kadaawo Muqaalka .

Nuur Jaamac Aadan  A-lminhaaj