+252 90 7798232 [email protected]

Xafladdan oo ahayd Mid balaaran islamarkaana ay kasoo qayb galeen Xubno Matalayay Wasaarada Cadaalada Puntland /Culimada Diinta /Madaxda Dhaqanka/ Maamulka Mu’asasada Al-Minhaaj/Sheekh C/risaaq dahi oo ah Sheekha Xalaqaadka Ee Soosaaray Culiamdaan Ayaa kadhacday Masjidka Wen Ee   Al-Huda Magaalada Garowe.

Xaflada Waxaa Jaa’iso Cilmiyeed lagudoon Siiyay 20wiil Iyo 11 Hablood Kuwaas oo Awood u leh maantay laga bilaabo in ay Fidiyaan Kitaabka Allah Maadaama AybarteenKutubta Saldhigga U ah Barashada Shareecadeena Islaamka .

DSC_0158 DSC_0157 DSC_0156 DSC_0155 DSC_0149 DSC_0151 DSC_0152 DSC_0153 CSC_0239 CSC_0239 DSC_0146

Sidoo kale waxaa abaal marimo kaladuwan lagu doon siiyay Culimo iyagu Dowr weyn Kulahaa Socodsiinta Xalaqaadka Cilmiga Shareecada  Oo Kabilowday Garowe Sanadkii 2012 .

Hadaba Hooska Daawo Xafladii OO Dhamays tiran .

Nuur Jaamac Aadan Xafiiska Warbahainta Al-Minhaaj  

Tell:+252-907-723014

Email:[email protected]