+252 90 7798232 [email protected]

Xafladdaan oo ahayd mid si heersare ah loosoo agaasimay ayaa kadhacday Xarunta Wey Ee Dr Axmed College magaalda Garowe waxaana looqabtay in kabadan 43arday oo kaqalin jabiyay Mac-hadka waxaana xafladaan kasoo qayb galay Wasiirka Waxbarashada/Wasiirku xigeenka Wasaarada Waxbarashada /Gudoonka waxbarashada Gobolka Nugaal /Xildhibaano/K/X/Geenka Duqa Caasiamda /Mamulaha Jamacadda Bariga Afrika /waaridiin Iyo Martisharaf kaloo Badan .

Dhamaan Mas’uuliyiintii Xaflada ka hadashay ayaa amaan u soo jeedshay Mamulka iyo machadka Dr axmed waxayna qireen in lagaaray mirihii laga sugayay Machadka Dr Axmed .

Hadaba Hooska Daawo Xafladii Oo Dhamays Tiran.

19 18 5 42 18 19 34 39