+252 90 7798232 [email protected]

Shir weynahaan ayaa yimid kadib markii Dowlada Iyo Bulshada Reer Puntland ay islaqaateen in laqabto kulan balaaran oo xididada loogu saarayo Haraaga Al-Shabaab .

Waxaana shirkaan qaran kasooo qayb galay Madax WeyNE Kuxigeenka Dowlada Puntland Golaha wasiira Golaha Xildhibaanada Culima Awdiin uu  hogaaminayay Gudoomiyaha Hayada Culimada soo Maaliyeed Sh.Dr Bashiir Axmed Salaad Iyo Gudoomiyaha Golaha Fulinta Jamaacada Al-Ictisaab Bilkitaabi Wazunah.Sh.Axmed Cabdi Samad  Iyo Bulshada Qaybaheeda kaladuwan oo aan u kala Harin Shirkaan.

Ugu danbayn tii shirkaan ayaa ku soo dhamaaday  guulihii laga filayay Iyo hadafkii guud ee lagalahaa waxaana culimadu Bayaamiyeen  Fikirka Qaloocan ee Alshabaad Iyo Kooxaha Laxamaasha Ay yihiin Kuwa kusalaysan Inlagaalaysiiyo Umada Soomaaliyeed Inta aan aamin sanayn Fikir kooda Kadibna Laxa laal sado Dhiigooda.

HOOSKA DAAWO  .


Nuur Jaamac Aadan Mu’asasada Al-Minhaaj Puntland.