+252 90 7798232 [email protected]

Jaamacadda bariga Afrika oo ah Jaamacadda Ugu balaaran Soomaaliya ISlamarkaana Ah Jaamacadii Ugu Horaysay ee laga furo Puntland ayaa Sanadadii danbe waxay waday dadaalo  badan oo ay ku soo kordhinaysay Kuliyado cusub oo intooda badan ku cusub yihiin Dalka.

Jaamacada Bariga Afrika ayaa maantay waxay kusoo dhaweysay Garoonka Diyaaradaha Ee Garowe Dr Yaxyah Cali Jamacaan  Iyo Dr Maxamed Axmed Xasaam  Oo kayimid Dalka Yaman waxaana Garoonka  Diyaaradaha Siwanaagsan Ugu soo dhaweeyay Madaxda Sare Oo ay kamid ahaayeen

  • G/Kuxeganka Jamacada Xafiskeda Garowe C/raxman M diriye
  • Madaxa Taclinta Sare Dr.Bashir Maxamed Warsame
  • Sh,Maxamed Godane Xosh Xubin Aasaasayaasha Soo dhaweyn Iyo Qado Kadib Waxaa loo gudbiyay Jaamacada Halkaas Oo ay kulakulmeen Ardayda Iyo Macalimiinta Jamacadda.

DHanaka kale waxaa Kulan Jamacada Kadhacay lagu soodhaweeyay Prof. Fadumo Osman Xiririyaha Programka Iyo Stefan  Oo kasocda Jaamacadda Dalarna Ee Dalka Sweden  Jamacadaas Oo ah Mid ay dhawaan Xiriir Wada Saxiixdeen Jamacada Bariga Afrika  Waxayna  Jamacadda Todobaadkan Kabilaabayaan  Kuliyada  Masteka Gaar ahaan Kuliyada Caafimaadka Taranka  Master Of Sexual And Reproductive Waxaana lagu Furyaa 25Arday Oo laga soo Xulay Jaamacadaha Kuyaal Dalka  .

Waxaana kulankaan Goob joog ka ahaa .

  • C/raxman Macalin Diriye G/k/Xigenka Jamacada Xafiska Nugaal
  • Sh,Maxamed Godane Xosh Xubin Aasaasayaasha
  • Madaxa Taclinta Sare Dr.Bashir Maxamed Warsame
  • C/qadir C/khaddar Maxmaed Warsame (Madaxa Xiriirka Calamigaa)
  • Maxamed Khalid Xiriiri yaha Dalarna iyo EAU

Waxana larajaynayaa  in Malmaha soosocda ay Imaan doonaan Macalimiin Kale:

Hooska dhagayso Codkii:

Codka Kulanka Jaamacada 1

DSC_0395 DSC_0396 DSC_0397 DSC_0486 DSC_0490 DSC_0494 DSC_0497 DSC_0506 DSC_0507 DSC_0508 DSC_0509 DSC_0510 DSC_0520 IMG_20150916_164059 IMG_20150916_164610 IMG_20150916_164821 IMG_20150916_164837 IMG_20150916_165552 IMG_20150916_165602 IMG_20150916_170051 IMG_20150916_170112 IMG_20150916_170151 IMG_20150916_170204