Sheekh maxamed Gaboobe Cabdi oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ee kunool wadanka Sucuudiga gaar ahaan Magaaladda Barakaysan ee Makah Al-Mukarama oo booqasho gaaban kuyimid deegaanada Puntland ayaa waxaa uu qabtay Muxaadaro aad muhiim ugu ahayd guud ahaan Bulshada.
Muxaadaradaan oo kahadlaysay in laraaco wadadii Uu Jideeyay Suubanaha محمد صلي الله عليه وسلم iyo in lagaharo wadada baadilka oo uu Hogaaminayo SHaydaanka iyo inta kuraacday .
Muxaadaradaan waxaa ka faa iidaystay Boqolaal Kumanaan Muslimiin ah Kuwaas oo kalasocday Idaacada Qur’aanka Kariimkaa Al-xikma .
Hadaba hooskadaawo :