Dhagaso Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf Oo Khudbadii Jimcaha Kadib Kadigay Ururka Fikirkiisu Yahay Gaalasiinta Muslimka.
by admin | Apr 8, 2017 | News |
Waxaa maalmihii lasoo dhaafa aad loo hadal hayay Koox Cusub oo isku Magacowday (Al-Saadi cuuna Bil Xaq )Kuwaas oo Saldhig u ah fikirka khaldan ee Gaalaysiinta kuwas oo cadeeyay in ay isqarinayeen Mudo kabadan 40sano .
Sheekha ayaa iftiimiyay Kooxahaan iyo waqtiga ay soo bilowdeen iyo waliba fikirka ay xan baarsan yihiin.
Hadaba Hooska dhagayso