+252 90 7798232 [email protected]

Gudiga Culimada Ee Gurmadka Abaaraha ayaa kawar bixiyay Deegaano badan oo ay maalmahaan kaqaybiyeen biyo dhaamis   Deegaanadaan oo kamid ah deegaanada Gobolka Mudug Iyo Gobolka Nugaal .

Laba kooxood ayaa Gudigu u kaladiray Koonfurta iyo Mudug Iyo Koonfurta Nugaal waxayna gaarsiiyeen Biyo Waxayna Noo Sheegeen In ay Dadku U baahan yihiin Biyo /Cunto Iyo Waliba Caafimaad

Hoos Kadhagayso Warsi Ay Siyeen Idaacada Qur’aanka Alxikma

15894880_1759374727718389_165470405668935624_n 15941001_1759374631051732_5912322242206202208_n 15941440_1759374764385052_25038310786118925_n 15965757_1759374807718381_3893299288221438387_n 15965822_1759374651051730_2283407080004570013_n 15966037_1759374857718376_142825871365042673_n 15977390_1832320403711281_2260906516127066738_n 16105516_1832320820377906_4091966504075525001_n

Nuur Jaamac

Alminhaaj Media