+252 90 7798232 [email protected]

Culimada Garowe ayaa Khudbadihii Jimcaha Intoodabadan waxay kaga hadleen Xaaladaha Taagan oo ay ugu weyntahay Abaaraha waxayna bulshada ugu baaqeen in laysqaato oo lays garab istaago qofwalba awoodiisa

Sh.Maxamud Xaajiyusuf Ayaa Sidhab ay waxaa u sheegay in waxa inaku dhaca aysan ahayn waxaynu kasbanay moowee waxkale waxaana uu ku dheeraaday in u madu ay u soo noqdaan eebihii abuuray .

Sidoo kale Sh C/raxmaan Macalim Ibraahim (Bindiiriye) ayaa isna Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Xaaji Cali Xooga kusaaray Abaaraha Iyo Sida ay u haboontahay in bulshada islaamkaa ay maantay Wada noqdaan Samafalayaal Iyo Deeq Bixiyaal waana halka looga baahan yahay