+252 90 7798232 [email protected]

Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf Oo kamid ah Culimada Sida Aad kaa Looga Yaqaan Guud Ahaan Dalka Ayaa Baaq Nabadayn Ah U diray Maamuladda Puntland&Galmudug Waxaana Sheekhu Kutilmaamay Dagaalakaas In uu yahay Dagaal Fitno Isla markaana uu yahay Mid aan loo baahnayn .

waxana sheekhu Yiri waa la waydiinayaa Aakhiro Cidwalaba oo dagaalkaan ka dan baysay Ama Hurinayaba   Sidaas Darteed Waa In Loo Turaa Bulshada Muslimkaa  Oo Aan Dhiigooda Loo Daadin  Si Micnadaro Ah

Hoos Kadhagayso Codka Sh Maxamuud