Waxaa saakay Buurtinle Ka anbabaxay wafti balaaran oo uu hogaaminayo Islaam Bashiir Islaam Cabdille waftigaan oo ka koobanDowladda Puntland Culima Awdiin Isimo Cuqaal Ganacsato ayaa ku wajahan Deegaanadii Culaadu Kadhacday.
Inta uusan saakay waftigaan ka an babixin Buurtinle waxaan Xiriir khadka Telephone ka ah la yeelanay Sh.Maxamed Macalim Axmed oo Kamid ah waftiga islamarkaana Hogaaminayay Wafti balaaran Oo kazoo Kicitimay Boosaaso;
Idaacadda Qur’aanka kariimkaa Al-Xikma Xarunteeda Dhaxe Ee Garowe ayaa IDiin balan qaadaysa In aan idiin soo gudbino warbixinta Waftiga oo joogta ah :
Hoos Kadhagayso Waraysiga
Nuur Jaamac Aadan Halgan Garowe