Sh .C/qani Qorane Oo kamid ah Culimada Caanka ku ah Fidinta Dacwada islaamka ayaa mudoo yinkii dabe waxaa uu waday wacyi galin dhinacyo badan taabanaysa wacyi galintaas oo sheekhu kawaday in ta badan goobaha wax barashada ayaa Todobaadadii lasoo dhaafay waxaa uu maray Goobo badan oo uu kulahadlay Boqolaal Arday ah waxaana kamid ahaa Goobaha Sheekhu wacyi galinta Kasameeyay
- Al-waha Secondary School.
- Mac-hadka barashada diinta Ee Khadiija Bintu Khuwaylid
- Ganbol Secondary School.
Waxaana sheekha kamid ahaa Fariimihii uu gaarsiiyay Kumanaanka Arday ee sheekhu lahadlay
- Indhaqan laga dhigto Dhaqan kii Rasulkeena (محمد صلي الله عليه وسلم)
- Kahor taga khataraha ay kamid yihiin Shiicada\Takfirkal\IWM
- KHATARTA Tahriibka Iyo inay san dhalintu ku kadsoomin Khasaaraha Yurub
Waxaana sheekha Iyo Culimo Uu hogaaminayay oo kayimid qurbaha ay sakay Kulan laqaateen Arday da Dugsiga sare Ee ganbool halkaas oo Ay ujeediyeen Hadallo Dhaxal gal ah waxaana larajaynayaa In Suldaan Sh.Cabdiqani Qorane uu sii wadi doono Wacyi galintaan .
Hoos kadhagayso