+252 90 7798232 [email protected]

Waxaa maantay oo taariikhdu ku beegnayd 30/01/2015 Masjidka Xaaji Cali ee magalada garowe caasimada dowlada Puntland khudbadii jimcaha kasoo jeedshay Sh Axmed Cabdi Samabad .
Waxaana sheekhu kagahadlay in difaaca suubanha S.C.W aytahay in aad baratid dariiqii uu ku fidinjiray diinta iyo habdhaqan kiisii waxaana sheekhu kudaray in ay muhiim tahay in aan lagu dagmin dabinka gaalda ee ah in dadka diinta lagu diro oo lala yimaado wax kadhan ah diinta islaamka .
Waxaana sheekhu ku dheeraaday dardaaran uu usoo jeedshay bulshada qaybaheeda kaladuwan sida . Culimada .xildhibaanada. wasiirada .saxaafada .arurada bulshada .arurada haweenka . iyo dhamaan bulshada qay baheeda kaladuwan waxaana uu gu baaqay in qofwalba inta uu awoodo ay mas uuliyad kasaaran tahay difaaca  Suubanaha.

محمد صلى الله عليه وسلم  waxaana gaba gabadii khudbada sheekhu baaq udiray waxgaradka qabaailka soomaaliyeed in ay u midoobaan barashada Diinta Islaamka.
HOOS KADAAWO KHUDBADII JIMCAHA EE MASJIDKA XAAJI CALI EE GAROWE