+252 90 7798232 [email protected]

Doodaan oo kusaab sanayd xaaladda Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa Xalay ka dhacday qolyaraha JBA-Garowe waxayna dooddu dhex maraysay Ardada kulliyadaha Hormarinta Bulshada (Community Development), iyo Kulliyadda Maamulka Guud (Public Administration) ,waxaana doodda ku guuleystay kooxdii qabtay Xaaladda Xuquuqda Aadanaha Puntland inay kasoo raynayso.[nggallery id=42]

Doodda waxaa lagu casumay xafiiska difaacaha xuquuqda aadanaha Puntland iyo marti sharaf kale oo badan   Hooska daawo Muuqaalka

Daawo Muqaalka

#Xafiiska_Warbaahinta

#JBA_Garowe