+252 90 7798232 [email protected]

Waxaa maalintii 4aad gashay dowradii kasocotay hoolka dugsiga sare ee Alwaaxa dowradaan oo mu,asasada alminhaaj faraceeda gobolka nugaal uqabato waqtiga xagaaga ardayda dhigata dugsiyada sare ee kuyaal garowe

Waxaa xagaagaan ka faaiidaysanaya arday gaaraysa 150 arday oo ka kala yimid dhamaan dugsiyada sare iyo macaahid garowe .

Waxaa maantay darsiga galay sheikh c/qani qorane oo ardayda kalahadlay dhibaatada ay leeyihiin firqooyinka lunsan iyo waqtiga ay soo bilowdeen waxaa sheekhu kasoo bilaabay taariikh dheer oo kusaabsan firqooyinka lunsan iyo sida ay dadka u gaa laysiiyaan  waxaana sheekhu maruu ka hadlayay meelaha ay iska shabhaan ururka alshabaab iyo khawaarikh tii waqtigii Cali Bin Abii Daalib RC Waxaana sheekhu tusaaleeyay ardayda  in meelaha ay caanka kuyihiin aytahay banaysiga dhiiga xurmada leh iyo sida fudud ee ay bulshada soomaaliyeed dhamaan tood ugaalaysiiyaan iyagoo kasooreeba in yar ee iga kooxdooda da Ah .

Waxaana sheikh C/qani qorane ardayda u cadeeyay haydan fikirka kooxaha lunsan oo alshabaab ugu horayso aydan kadigtoonaan in sidii alshabaab uqarxisay ardaydii warshada harga ha iyo saamaha idin kana la,idiin  qarxin doono

sidaas darteed waxaa muhiim ah in aad ka digtoo naataan wax walba oo fasaa dinaya diintiina iyo dalkiina islamar kaana cirib tiraya umada soomaliyeed .

 

 

1 DSC06313