Waxaa maantay oo sabti ah laguqabtay dabaqa sare Ee masjidka alhuda caasimida puntland ee garowe dowro cilmiyeed looqorsheeyay dhamaan qaybaha kaladuwan ee bulshada. Waxaana sooqabanqaabisay mu,asasada al minhaaj faraceeda g
obolka nugaal waxaana soo jeedinayay Ustaad C/fitaax maxamuud ducaale oo ku macagdheer C/fitax cajab . Sheekha oo ah shaqsi aqoon dheeraad ah illah usiiyay cilmiga diinigaa islamarkaana ugudaray sida bulshada looga dhaadhiciyo waxa wanaagsan sheekha oo ah mid arayadiisu ahaayeen xikmad iyo xulshada hadalkawanaagsan ayaa galabtay waxaa uu kulan uqabtay boqolaal arday ah oo kakalasocday dhamaan dugsiyada sare ee caasimada . Sheekha ayaa galabtay ciwaanka uu soo jeedshay waxaa uu ahaa siraha Guusha (tabaha guusha) waxaana gulanku soo gabagaboobay iyadoo ardaydu siwanaagsan ugafaaiidaysteen sheekha waxaana ilaah mahadiis ah in kulanku kusoo gabagaboobay jawidagan iyo kalafaaiidaysi wanaagasan
Nuur jaamac Al minhaaj Garaowe/ www.Alminhaaj.com
aad baad u mahadsan tihiin
Mahad sanid walaakeen qaaliya