+252 90 7798232 [email protected]

Xafladaan oo ay  ku qalin jabinayeen arday gaaraysa 86 kuwaas oo  kabaxay kuliyadaha kalduwan ee jaamacada bariga afrika faraceeda gobolka nugaal ayaa .

Xafladaan Oo ah Dufcadii labaad ee ka qalin jabisay muda dii ay furnayd Jaamcada Bariga afrika faraceeda Gobolka Nugaal

Xafladaan oo ahayd mid si wanaagsan loo soo agaasimay waxaa kaso qayb galay Madaxda sare ee dowlada puntland waxaana xafladaan goob joog ka ahaa Madax weyne Kuxigeen ka Dowlada Puntland Eng Camay ,Gudoomiyaha Barlamanka Siciid Xasan ,Wasiiro , G/Gobolka Nugal ,Agaasimayal Gudoo Miyaha Jamacada Bariga Afrika Aadam Sh Doon   Gudoomiyaha Jamacada Bariga Afrka Faraceeda Gobolka Nugal      Sh Maxamuud Xaaji Yuusf ,Culima Awdiin , Isimo Iyo dad weyne aad u farabadan . Gudomiyaha Jamacada Bariga Afrika Aadam Sheekh Doon Waxaana uusheegay in uu aad ugu farax san yahay ardaydaan qalin jabinaysa is la markaana bogaadinayo guusha ay ka gaareen wax barashada waxaana uu balan qaaday in  Sanad kaan Wixii kadan beeya aan la gu qalin jabin doonin  koo fiyadahaan iyo  dharkaan  labada  midna ee lagu qalin jabin doono dharkii hidaha iyo dhaqan ka Soomaliyeed Wiilshu waxay xiran doo naan go,shaala iyo macawis Dhinaca Gabdha hana waan u soo fakari doo naa ayuu yiri Aadam Sheekh Doon Cali ,

DSC01592DSC01593

Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdulaahi Camay ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray dhamaan ardaydii qalin jabisay isagoona ugu baaqay in ay ka qayb qaatan horumarinta dalkooda maadama ay wax ubarteen Dadkooda iyo Dalkooda.

‘’ Waxaaana Leeyahay Waxaad Joogtaan Maalintii Qofka Bini’aadamka ah Ugu Farxadda Badnayd Waayo Markii aan Qalin Jebinayey Baan Garanayaa aad iyo aaadbay Runtii iigu Farxad Badnayd Idinkiyo Waalidkiiba Aad iyo Aad ayaan Idiinku Hambalyaynayaa’’Ayuu yiri Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland MudaneCabdixakiin Camay .

‘’Waxaad Ka Koobantihiin 4 Kulliyadood afartaba Waa Loobaahanyahay Oo Ummadda Adeegisteeda Kuwanaagsan, Waxaan Jeclahay oo Wejigiina Hadeer Kamuuqata Inuu Qofwaliba Rabo Inuu U Adeego Ummada Wixii U USoo Bartay Oo Muddo Badan Laga Sugayeyna Uu Gaadhsiiyo Ummadda’’Ayuu yiri Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Camay .

 DSC01761 DSC01740

 

DSC01731DSC01775DSC01774 DSC01678 DSC01708 DSC01712 DSC01723 DSC01713 DSC01675 DSC01671 DSC01670 DSC01648 DSC01634 DSC01601 DSC01605 DSC01611 DSC01613 DSC01617 DSC01599 DSC01594   DSC01591