Nairobi waxaa maanta masjidka al hidaaya khudbad jimcaha ka jeediyay sheekh maxamuud maxamed shibli xafidahullaah, sheekha shibli ayaa maanta kaga hadlay khudbadii jimcaha in qofkasto uu adeegsado ereyga wanaagsan khudbada maanta ayaa dawa socotay 4 khudba ina soo dhaafay ayuu kaga soo hadlaayay qodobo badan oo ku saabsan isku dirka xanta iyo afxumada iyo qodoba kale maanta ayaa sheekha shibli wuxuu kaga hadlay kalmada wanaagsan sheekha shibli ayaaa aad kaga sheekeyay kalimada wanaagsan faaiida ay leeydahay sheekha ayaa kusoo qaatay khudbadi maanta aayado qur’aan iyo axaadiis ku saabsan in ereyada wanagsan laga helaayo jir iyo qeer badan sheekh shibli ayaa umada ku waaniyay in caruurta lagu baro ereyga wanasgan xiisad gaarna laga sameeyo in sidii dadka ugula dhaqmi lahaayen ereyga wanaagsan caruurta soo bar baareyso. dadka hada joogana inaysan ka dhiganin dhaqan ereyada xun xun ee aan ku wanaagsaney qofka muslimka wuxuuna sheekh shibli ku tilmaamay erega xun in uu san eheen dhaqan muslim wuxuuna sheekha u taliyay in dadka saminaaro looga hadlaayo ereyga wanaagsan loo furo qaabka ay u adeegsan lahayeen ereyga wanaagsan iyo qaabkii u ku dhaqan gali lahaa la baro iyo sidii dadka ugu dhaqmi lahaayeen ereyga wanaagsan lagu dadaalo waxaana loo baahanyahay inuu ka bilawmo sida guryahay waa labada waalid hooyada iyo aahaba iyo malimiinta iskulada iyo goobaha umada iskugu timaato sida maqaayadaha iyo meelaha shirarka iyo meelakalaba.
Hoos ka dheyso khudbadi jimcaha ee ku saabsaneyd ereyga wanaagsani waa sadaqo sheekh shibli
alminhaaj.com
maxamed axmed ismacil
masajidul alhidaaya nairobi k…..