+252 90 7798232 [email protected]

 

1

Nairobi:Waxaa Maanta Khudbada Jimcaha Masjidja Al Hidaaya Ee Nairobi Kenya Ka Jeediyay Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli, Maanta Ayaa Waxa uu Sheekhu ooga Hadlay Fadliga Bisha Xurmada Leh Ee Muxarram, Sheekh Shibli  Ayaa Wuxuu Kaga Soo Sheekeyay Bishaani iyo Qiimaha Ay Leedahay Iyo Maalinta Tobanaadka Wuxuu Kula Dar Daarmay Dhageysayasha Khudbada Kasoo Qaybgalay  Inay Ku Dadaalaan Sununka Si Aysan Nafta Uba Habeesan inay Waajibka Dayacdo, Nafta Waa Inaa Ku Tarbiyeenaa Sunanka  Waa Inaa Dhufeys Kaga Galnaa Inay Dayacdo SunankaSi Aysan uba habesan  naftu inay dayacdo Wixii waajibka Alle.

Sidaa Daraadeed Waxaa Hada Inala Gudboon Inaa Waajibka Ku Dadaalno  Sunaka aan Ku dadaalno, Qof Soonka Waajibka Soomay Sunanka Ku Dadaalay Naftu Ma Habeesanayso Mida Waajibka Inay Dayacdo Sidaa Dareedeed Waxaa Hada Ku jirnaa Bishaa Muxaram Ee Soomalida u Taqaano SAFAR,Sidaa Daraadeed Umada Waxaa Loo Faray inay Badsadaan Qeer sida Soonka Salada Iyo Sadaqada iyo Xajka Dhamaan Sunanka anu Sameeneyno Waxay  Deer u Tahay Wixii Dayacmo oo Wajibaadka Ah Ayey Kabitaan u Tahay .

 

Maxamed Ismacil Axmed

Al-hidaya Nairobi alminhaaj.com