+252 90 7798232 [email protected]

vlcsnap-2016-04-15-19h54m24s304Boosaaso:-waxaan shabakada Islaamiga ee Al-Minhaaj  ay si maqal iyo muuqaal ah idiinku soo gudbin doontaa hadii alle idmo markay saacadu tahay 09:00 Barnaamij Fataawa Culumaa oo si Live ah uga bixi doona Masjidka Al-Rowada ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari .

shabakada Islaamiga ee Al-Minhaaj ayaa waxaa uga barateen in ay duruusta iyo nadawaadka diiniga ah oo culumada Soomaaliyeed ay ku qabtaan dalka dibadiisa iyo gudahiisa waxaana si maqal iyo muuqaal ugala socoteen Halganweb TV Station .qeybta Stream Live-ka. iyo website Al-Minhaaj.

Howlwadeenada shabakada Islaamiga ee Al-Minhaaj ayaa haatan Diyaariyey in si maqal iyo muuqaal ah Barnaamij Fataawa Culumaa oo si Live ah uga bixi doona Masjidka Al-Rowada ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari .

Sidoo kale waxaad si Live ah uga dhageysan kartaa Radio Halgan Live adiga oo telkaaga ku soo dajisan kara App-ka Radio Halgan Live. iyo Radio Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland.Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Nadwadan ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona culumo si weyn looga yaqaan Soomaaliya waxaana ay si rasmi ah u bilaaban doontaa hadii alle idmo caawa bacdal maqrib oo ku aadan 8-15 Rajab 1437 H oo kuna beegan 15-21 -4-2016 saacada 08:00 Am xiliga bariga Afrika.

Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah iyo Radio Al-Xikma uu soo tabin doonta Inshalaah Duruusta iyo Nadwooyinka Culumada waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Dacwada Radiyaasha Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlgala magaalada Muqdisho lagana dhageysto gobalada Koonfureed.[nggallery id=1543].

Idaacada Islaamiga ee Al-Xikma ay xarumo gaaraya 13 ku leedahay Puntland waxayna baahisaa duruusta Diini ah iyo adeega bulshada. Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan Radio Halgan Live telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin

Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma

ama Halkaan ka Dhagayso

Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live. Mareegta Radio Halgan halkan ka eeg

Maamulka Radio Halgan Liveiyo Maamulka Al-Minhaaj.

Dhamaan waxaan u mahad celineynaa walaalaha nagu kordhiyey talooyinka iyo nasiixooyinka qiima galka ah oo ay na soo gaarsiiyeen qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed alaha dhowree dhamaantoood.

Wixii talo iyo fadlan noogu soo hagaajiya [email protected] alle waxaan ka baryeynaa in uu camalkeena ka dhigo mid isaga gaar u ah Aaaamiin

Hoos ka Daawo Live Streaming Web Halgan TV Station

Maamulka Halgan.net
Radio Halgan
Radio Xikma.