+252 90 7798232 [email protected]

downloadWaxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Bulshada soomaaliyeed  Meelkasta oo ay joogaan In Nadwadii Sanad laha ahayd Ee lagu qaban jiray Magaalo madaxda  Mudug Ee Gaalkacyo laqaban doono 18- Bisha Shacbaan/05-06-2015  oo kubeegan Habeenka  Sabtida Ee soo socda.

Nadwada waxaa kaqayb gali doona hadii alle idmo culumo waa wayn

Waxaana  sanadkaan loogu magacdaray

Canaa wiinta looga hadli doono waa:-

1 – وجوب التمسك بالكتاب والسنة على فهم السلف الصالح

2 – فضائل الصحابة وموقف الشيعة منهم

3-الأصول التي خالف فيها الشيعة  أهل السنة والجماعة

4 – أهمية التعاون في الدعوة إلى الله

5 –فضل الإنفاق في سبل الخير

6 – فضل الأخوة في الله وخطر العصبية القبلية

7 – الفتاوى وختام الندوة