+252 90 7798232 [email protected]

Boosaaso:-Guddiga ayaa soo bandhigay liiska lacagaha soo gaaray laga soo bilaabo 17/03/2017 ka guddiga ayaa u mahad celiyey dadka sadaqaadka la baxay dibad iyo gudaba waxayna Allaah uga baryeen khayr adduun iyo mid aakhiraba.

Hoos a eeg  Liiska  lacagaha soo gaaray gudiga gurmadka Abaraaha liiskan waxaa daba joogi doona liisas kale oo deg deg ah haddii Alle idmo.
lis1liis2

Guddiga gurmadka abaaraha Puntland
 Alminhaaj Boosaaso.