Guddiga dhismaha buundada Midigar ee Sunijiif ayaa ugu baaqay jaaliyaddaha reer Puntland ee dalka dibadiisa inay ka qeyb qaataan dhameystirka buundada oo haatan maraysa meel gabagabo.
Godoomiyaha Gudiga dhismaha boondooyinka Sheekh maxamuud xaaji yuusuf oo ugu horayntiiba kahadlay goobta ayaa sheegay in howshu haatan ay marayso meel wanaagsan islamarkaana loo baahan yahay in in tadhiman siwada jir ah loo ga qayb qaato waxaana sheekhu cadeeyay in arinkaan uu yahay mid ajar laga helayo maadaama waxa laqabanayo ay tahay dan guud oo ah danaha muslimiinta waxaana ugu danbayntii shir ka jaraa id saxaafada u akh riyay C/rashiid jagfe waxaana saxaafada loo qaybiyay habkii gudigu dahweynaha dal iyo dibad ugu qoreen qaaraan kaan waxii faah faahin ah oo intaadheer kala xiriir gudiga dhismaha buundooyinka
Tell:00252907794850/00252907794655/00252907794032
Halkaan Kadhagayso