+252 90 7798232 [email protected]

Sanad walba waxaan afurinaa dad badan oo masaakiina oo isgu jira soomali aan awoodin inay afuraan iyo oromo iyo yamaniyiin maglaada Bosaso ku soo qaxay.

Sanadkii Hore waxaa la.afuriyey magalada bosaso dad gaarayaa 1335 qof  dadkaas waxaa lasaaray oo laga afursiiyey maqaaxiyo, waxaa kale oo jirtay qoysas aan waxba haysan  oo aan raashin ugadnay oo guryahooda ku afurinay isugayn lacagta laku bixiyey  hawshaas waxay ahayd $ 46,650 oo dollar.

Sanadkana waxaan rabnaa hawshii inaan qabano oo dad badan afurino,sanadkii hore dhaqaalaha inta badan  waxaan ka,aruurinay magaalada bosaso ,dibada waxaa wax nooga soo diray dad yar.

Sanadkan waxaan rabnaa walaalahayaga ilaah wax siiyey oo ku nool daafa caalamka inay hawshaas nagala  qayb galaan waa wax  ugu wanaagsan oo wax lagu bixiyo in qof laquudiyo waa wax yaabaha jannada lagu galo .

Halkii qof waxaan habeenkii lagu afuriyaa $ 3 doollar bishii waxay noqonaysaa  $ 90 Dollar ,

Waxaad lasoo xiriiri kartaan gudigga afurinta magaalada bosaso oo aad  wixii tabarucaad ah magacooda ku soo qorikartaan

  • Shiikh Axmed Yuusuf Daad 7793171
  • C/risaaq Xalanae 7791773

Akoon sahal ah magaalada bosaso  : 402450

Akoon  xawaalada Amal bosaso      :  1011727625

Akoonka edahab                                  : 54032

Akoonkaas Amal waxa ku qoran afurinta dadka sooma

 

Dadkii sannadkii hore 2015 dibadaha lacagaha ka soo diray

NO MAGACA TALEFAN MAGALADA LACAGTA
1 Xaawo yuusuf maxa,ed     $ 100
2 Axmed Caynab 5879854172 Edmonton $ 100
3 Cali jamac cismaan ( cali saafi)   Mishiingaan $ 180
4 Maxamed  Adan   london $ 200
5 Laylo  Cabdi Max,ud 004746631789 Oslo $ 100
6 Ibrahim Warsame   Malmo $   50
7 Maxa,ed Cabdi Hagi 003128044601 Chicago $ 100
  Isugayn     $ 830

7e9b226e-2270-42eb-a00a-1a147df5bdd8 730d8803-f791-4eb4-8b30-87b7829ca3ae 751ac3bb-7fa0-465c-8b83-1d2f13e33144 aaa2c1df-71d6-4e16-b889-1d6e3327b949 Afurinta Dadka Sooman c1b0d2a8-27aa-4d54-92dc-d2fd7cbeea7b d813c419-0afd-4bba-8bdc-19c53dd789a9 e922dba5-46ec-4fa4-9868-51f8366a18d5