+252 90 7798232 [email protected]

Waftigaan ayaa ka anbabaxay Magaalada Garowe Ee  Caasimada Puntland  waxaana larajaynayaa in uu qaato Mudo 6casho ah mudadaas waxaa larajaynayaa in ay Xafiisyo dacwo Kasoo hirgaliyaan Tuulooyin Iyo Dagmooyin  .

Waxaana wafigaan hogaaminayay Gudoomiyaha Golaha Fulinta Mu’asasada Al-Minhaaj Xaiiskeeda Garowe  Sh.Mukhtaar Axmed Faarax Waxaana Ku weheliyay Culimo Badan Oo ay kamid ahaayeen

  • Sh Daahir Cali Shire
  • Xamse
  • Dr C/raxmaan Maxamed Abshir
  • Maxamed Yaasiin

Waxayna waftigaan larajaynayaa In ay Soo maraan Inkabadan 15 Magaalo oo iskugu jira Tuulooyin iyo Dagmooyin Waxaana kamid ah Dagmada Ayl Iyo Dagmada Godobjiraan  waxaana sikhaasa labaas dagmo looga soo dhisayaa Xafiiska Mu’Asasada Al-Minhaaj Ee Dacwada Iyo Horumarinta .

Safarkaan Ayaa ahaa mid horoy loo sii qorsheeyay maadaama Ay kamid tahay Shaqooyinka Mu’asasada Loo sameeyay oo ah in dadka lagaar siiyo Diinta Lanabaro Zunada  Nabi (  محمد صلى الله عليه و سلم   )

Safarkaan Oo Shadiisa Kabilaabay Isla maalin tii 1aad Degmada Dangoroyo Ayaa Lafilayaa In Uu qabto Muxaadaraat  Iyo Wacyi Galin Guud .

Safrkaan Wixii War ah oo kusaabsan waxaan idiin ku soo gudbin doonaa Sijoogta ah Hadii Eebe Qadaro.

IMG_1821 IMG_1822 IMG_1823 IMG_1826 IMG_1828 IMG_1837 IMG_1842 IMG_1845