Gudoomiyaha Mu,asasada Alminhaaj Dacwada iyo horumarinta Ee Puntland Sh. Maxamed Cabdullahi Cabdille Ayaa Hanbalyo udiray dhamaan umada islaamka meelkasta oo ay aduunka kajoogaan gaar ahaan umada soomaliyeed waxaana gudoomiye Maxamed cabdullahi Cabdulle Urajeeyay umada islaamkaa in ay ilaah xifdiyo labada daarood kana nabad galiyo dhamaan wixii fitanka aduun ah .
waxaana Sh.Maxamed Cabdullahi Cabdille ugu danbayn tii ugu baaqay umada soomaaliyeed in aay kudhaq maan diinta islaamka taas oo hadi lahelo ay ku gaarayaan lii baan aduun iyo mid aakhiro .
waxaa sidoo kale hanbal yadaan mid lamida diray dhamaan maamulka iyo makaatibta Mu’asasada goboladda Puntaland waxayna u rajaynayaan umada islaamka guud ahaan gaar ahaan umada soo maaliyeed in sanadkaan kiisa kale eebe ku gaar siiyo barwaaqo iyo bash bash .