Magaalada Kismaayo Waxaa maal mihii lasoo dhaafay kasocotay Nadwo Cilmiyeed Balaran Oo Ay Kasooqaybgaleen Culimada Gayiga Somalida Caan ka ah Sida Sh Maxamed Umal .
Nadwadaan oo ah Tii ugu horaysay ee lagu qabto Kismaayo waxay Maraysaa Meel wanaagsan waxaana ilaa hada baxay Duruus Muhiim ah Hadaba Hooska daawo.
Webka Al-minaahj Ayaan Idiin Soogudbin doona Dhamaan Muxaadaraatka Kabaxa Nadwadaan.