+252 90 7798232 [email protected]

Hay’ada haro oo kashaqasa  gargaarka dadka somali ayaa mudoo inkii danbe waxay waday olole ay ugu gurmanayso dadka abaartu saamasay .

Hay’ada haro ayaa todobaadkaan waxay kujirtay olole balaaran oo gobolka sool qaybo badan oo kamid ah ay ku gaar siinayso biyo iyo raashin  waxaana kamid ahaa deegaanada ay kafulisay yugooti /Ari Cadeeye / laascaano iyo deegaano kaloo badan .

Dhamaan deeqdaan ayaa imaanaysa Xili dadka deegaanadaasi la’il  daran yihiin Biyo La’aan Iyo Baad La’aan dadkii lagaarsiiyay deeqdaan ayaa siwada jir ah ugu mahadceliyay Haro Iyo Dhamaan Mas’uuliyiinteeda waxayna kacodsadeen in ay Siiwadaan Dadaalkooda .

IMG-20170408-WA0085 IMG-20170408-WA0084 IMG-20170408-WA0083 IMG-20170408-WA0082 IMG-20170408-WA0089 IMG-20170408-WA0079 IMG-20170408-WA0080 IMG-20170408-WA0081 IMG-20170408-WA0093 IMG-20170408-WA0092 IMG-20170408-WA0090 IMG-20170408-WA0094 IMG-20170408-WA0095 IMG-20170408-WA0096