Hayadda Haro Xafiiskeeda Somali gaar ahaan Magaalada Garowe ayaa Ciidsii Usameeyay 150 Caruur Agooma ah waxaana tani Imaanaysaa Xili ay Caruurtaan Oo Agooma ah baahi weyn u qabeen sidii ay kuhelilahaayeen waxay ku ciidaan.
Mas’uuliyiinta Hayadda Haro oo goobta kahadlay ayaa qiray in ay shaqadaan ay tahay mid ay ulajeedaan Eebe Dartiis islamrkaana ay ku garab istaagayaan Caruuraha agoontaa kuwaas oo aabahoodna dhintay haysanna Cidkaloo garabtaagan marka lagareebo hooyadood.
Cauurtaan oo iskugu jirtay gabdho iyo wiilal ayaa wajiyadooda laga dheehan karay farxad iyo raynrayn waxayna uga mahadeliyeen hayadda Haro wanaaga ay usamaysay waxayna eebe uga baryeen in waxkhayr eebe ugu badallo .