Waxaa magaaldda garawe baryihii danbe ku soo badanayay Dhismayaasha Cusub oo aan horay looga aqoon garowe kuwaas oo loo dhisayo hababka casrigaa kuwaas oo lajaan qaadaya dhismayaasha caalamka laga dhisto.
Waxaa sigaara garowe bilihii danbe ugu soo badanayay Hoteelada Jiifka iyo Makhaaxiyaha Cuntada waxaana Kamid ah Hotel ka casrigaa ee Kulmiye Kaas oo loo diyaariyay In uu lajaan qaado Hoteelada Caalamka Horumaray laga isticmaalo.[Gallery not found]
Hotelka Kulmiye waxaa uu ka kooban yahay labo dabaq waxaana loo diyaariyay dhamaan Macaamiisha Hotelka kulmiye Qolal raaxo leh Waxaana qolwalba leeyahayTvga oo u gaara/ Fadhi loo diyariyay in macmiilku kulakulmi karo Dadka soo Booqda / Boosaskii Gawaarida ladhigan Jiray /Makhaaxidii Cuntada Iyo Dhamaan Agabkii Hotelka .
Hotelku waxaa uu kuyalaa Halka Ay Iskaga Yimaadaan Labada Laamiye Ee 30ka Iyo Meeraysane waxaana uu kaaqabanayaa Dhanka Galbeed waxaana uu kuyaal Goob aan lahayn Wax mash quul ah waxaana macmiilku kahelayaa Daganaan Iyo Nasasho Dhamays Tiray Hotelka Kulmiye .
Hadaba wixii Faah faahin ah oo in taa dheer waxaad kala xiriiri kartaa
Tell +252-907-041212