Waxaa galabtay masjidka zunah ee magaalada garowe muxaadaro dardaaran iyo soo dhaweyn bisha barakaysan ee Ramadaan kasoo jeedshay Dr.Sh C/Casiis Cabdi Faarax Dhakh tarka Qaliinka indhaha oo fadhigiisu yahay garowe Dr ka ayaa jamaacadii masjidka u soo jeedshay muxaadaro uu kaga hadlay weynaynta bisha barkaysan iyo in bulshadu ay sidhab ah uga faa iidaysato islamarkaana ay bishaan in teena nool ay nu nasiibka u helnay aysan ina dhaafin inagoo aan kafaraqabsan .
Waxaa Dr ku dhanka kale ku dheeraaday in Allah Sidhab ah looga cabsado waxaana Dr ku soo qaatay qiso ka oo hisay Isaga iyo in badan oo kamid ah jamaacadii masjidka kusugnayd isagoo kasheekeeyay qiso dhaxmartay gabar ardayyad ah iyo macalimad gaalo ah waxayna u dhacday qisadu sidaan.
Gabar yar oo mulimad ah ayaa dhigan jirtay school gaalo islamar kaana waxaa maamule ka ahaa islaan gaalo ah waxaana gabarta yar soo qaadan jirtay Xijaab Balse waxaa ka hortimid macalimadii gaalada ahayd markaas waxayna ku canaana tay in aysan maedanbe soo qaadan Dharkaan .
Gabadhii yarayd waxay u tagtay hooyadii dhashay eek u soo barbaarisay Dhiita sharafta badan ee islaamka iaydoo murugaysan ayay Hooyadii u sheegaty qisadii dhaxmartay iyada iyo macalimadeedii.
Kadib hooyadii ayaa tiri hooyo mawaxaynu adeecnaa macalimada mase eebihii ina buurtay inaga iyo macalimadaba waxay tiri gabadhii yarayd waxaa mudan in la adee co eebe weyne waxayna kala saxiix deen gabdhii iyo hooyadii wanaagsanayd go,aan ah in aan dhag jalaq loo siin cid aan ahayn Allah .
Gabdhii waxay tagtay School kii sidii caada da ahaydba waxaa indhaha kaga soo dhacday macalimadii waxayna ku tiri waad diiday soo ma ahan amarkayga iyadoo si kulul ulahadashay gabadhii fariida ahayd waxay tiri iyadoo dagan Magaranayo Ma asaga Mase Adiga ? Macalimadii waxay tiri aniga gartayye Isagu Maxaad Ulajeedaa waxay Tiri Fariidii Yarayd Waxan Ulajeedaa Allah Adiga iyo aniga iyo dhamaan aduum koo dhan abuuray .
Qisadu waa dheertahay waxaa ugu danbayntii halkaas ku soo Islaamtay Macalimadii Gaalada ahayd .
Waxaana Dr Abdi Casiisna Umada Ugu baaqay in aynu qaadanayo Erayga Ah Ma Allah baynu Caabudnaa Mase Qayrkii Waxaana Dr Toorku Minbarka Masjidka Kadagay Isagoo Ilmaynaya Dhanka kale waxaa jamaacadii Masjidka Ay kasoo baxeen Iyagoo Wajiyadoodu ka muuqato Ilmo .
Nuur Jaamac Aadan
https://www.facebook.com/zarqawe.jamac.9