+252 90 7798232 [email protected]

Deeqdaan oo ka koobnayd Bur Bariis Sonkor  Ayaa ahayd mid katimid 8 Jaamacadood oo kuyaal magaalada muqdisho  waxaana deeqdaan  Gaarsiiyay Tuulada Tuur Oo Katirsan Degmada Ayl Ee Gobolka Nugaal Gudiga Culimada Ee Abaaraha Puntland .

vlcsnap-2017-03-27-07h10m25s552 vlcsnap-2017-03-27-07h09m45s307

Dhamaan Dadkii lagudoon siiyay Deeqda raashinka ayaa Umahad ceshay Cidwalba oo gacan ka gaystay Sidii Ay Noosoo gaari lahayd Deeqdaan Waxayna Sigaara Ugu Mahadcesheen  Jaamacadihii Deeqdaan noosoo Huray.

Hooskadaawo Muuqaalka

Nuur Jaamac Aadan

Xafiiska Warbaahinta Alminhaaj Puntland

 

vlcsnap-2017-03-27-07h09m37s148 vlcsnap-2017-03-27-07h09m07s928