+252 90 7798232 [email protected]

Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Xaalada islaamka & Muslimiimta ee Maanta Sh Maxamed Cabdi Umal

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee uu Sh Umal ka jeedyey Masjidka Abubakar Assadiq ee Nairobi Af-Soomaali


Xigasho Halgan.net