Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Adan Sh CAli Saalax waxaana uu khudbadiisa uga hadlayNoqo Mid khayrka Furo Shartana xira
Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee uu Sheekh Dr Adan Sh CAli Saalax ka jeedyey Masjidka Abubakar Assadiq ee Nairobi Af-Soomaali.