+252 90 7798232 [email protected]

Sheekh Maxmed Cumar  oo ah khadiibka masjidka Al-Huda magaalada garowe ayaa  maantay kagahadlay khudbadiisa dhibaatada uu bulshada kuhayo qaadku  waxaana uu sooqaatay khadiibku dalai farabadan oo diinteenu kuxarintay waxwalba oo o doorsha caqliga banii,aadamka .

Khadiibka oo amaanay dadaalka uu wado Abuukar Cawaale iyo in ay waajibtahay in lagarab istaago cidwalba oo kahortimaada cunida qaadka

Waxaa khudbada kadib kalimad kajeedshay sheekh cabdi rashiid ismaaciil oo bulshda kacodsaday in ay kumudaharaadaan  joojinta qaadka .

Sidookale waxaa sheekhu dowlada puntland usoo jeedshay  in ay garab istaagto cidwalba oo diyaar u ah joojinta qaadka.