+252 90 7798232 [email protected]

Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa dar-daar rannadii 10ka ahaa wuxuuna maanta ka hadlay xaqa caruurta wuxuuna ahaa cinwaan maanta Ilmahaaga ha udilin cabsi aad ka qabto faqri

Hoos ka daawo Khudbadii Maanta ee Masjidka Abu bakar Nairobi Ilmahaaga ha udlin cabsi aad kaqabto faqri Af Soomaali.

Hoos ka daawo Khudbadii Maanta ee Masjidka Abu bakar Nairobi Ilmahaaga ha udlin cabsi aad kaqabto faqri Af Carabi