Sheekh Daahir Aw Cabdi Aw Yuusuf Oo kamid ah culimada waaweyn ee soomaaliyeed ayaa khudbadii jumcaha kasoo jeedshay Markizka weyn Ee Al Rowda Magaalaadda bosaso .
waaxaa sheekha oo lagu yaqaan fidin ta dacwada islaamka waxaa uu ciwaan ugadhigay nnnn waxaana sheekhu siwanaagsan u sharaxay dhaqanka suuban ee islaamka waxaana sheekhu yiri dhamaan wixii xun ama banii aadam ka dhibaya in aysan ahayn dhaqanka lagu yaqaan diin deena suuban .
waxaa sheekhu tusaalooyin usoo qaatay qoomi luud iyo dhamaan qoomam kii soo maray dunada kuwaas oo caasiyay eebe sub xaanahu watacaalaa waxaana sheekhu bulashada ugadigay in eebe lacaasiyo kadibna eebe inoo caroodo waxaa kaloo sheekhu tusaaleeyay dhowr dhacdo oo dadka sinays ta soo maray gaar ahaan dadka sameeya liwaadka waxaana sheekhu sheegay in dadkaas ay hada kunool yihiin meelabadan oo kamid ah soomaliya oo aysan ahayn wax la yaraysan karo sheekha ayaa ugu danbayn waxaa uu umada ugadigay ficilka noocaas oo kale ah waxaana sheekhu u dardaarmay umada in siwada jir ah waxloo ga qabto fitan kaas waxaana sheekhu gaar ahaan dowlada puntland kacodsaday in ay si xikmadaysan uga hortag to musii badaas
DHAGAYSO GUJI HALKAAN Khudbada Jimcaha