Boosaaso:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii jimcaha Ee Masjidka Al-Rowada ee magaalada Boosaaso ee xaunta gobalka Bari waxaana khudbadii maanta akhriyey Sheekh Daahir aw Cabdi Xafidahulaah oo ka mid culumada waaweyn ee Soomaaliyeed.Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa khudbadii jimcaha waxaa uu uga hadlay soo dhaweynta bisha ramadaan iyo fadligeeda waxaa kale oo Sheekha ka hadlay sida loogu qaabilayo iyo sida ay salafka uga faa,ideysan jireen.
Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa si weyn ugu booriyay dadka inay wax sadaqays taan oo ay masaakiinta afuriyaan, sidoo kalana lala diriro dadka cunada bisil iibiya xiliga Ramadaanka.
Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Masjidka Al-Rowda Sheekh Daahir Aw Cabdi Xafidahulaah (Dhageyso)
Alminhaaj.com
halgan.net