Sheekh maxamuud xaaji yuusuf oo kamida culimada soomaaliyeed ayaa khudbadii jumcaha ee masjidka weyn Allhuda caasimada puntland ee magalada Garowe waxaa tacliiq dhinacyo badan taabnaya uukagahadlay arimo badan oo bulshada soomaaliyeed ubaahnaayeen.
Waxaana sheekhu kahadlay allah kacabsiga oo sheekhu kutilmaamay qofku haduunan u hogaan samin wixii eebe u abuuray in uu yahay sidii rati dabarkii laga furay ,
Sidoo kale waxaa sheekhu kahadlay dadka lamarin habaabiyo waxaana sheekhu isagoo xiganaya khudbadii khadiibku soojeediyay sheikh cabdi naasir waxaana uusheekhu kahadlay dadka roobla,aantu hayso oo aan hadana allah xasuusanayn ee u barooranaya cid aan ahayn allaah waxaana sheekhu sidoo kale kahadlay dadka sida khaldan u gowraca xoolaha iyo kuwa silic diryeeya waxaana sheekhu ugubaaqay in ay allah kacabsadaan hadiikale ay u diyaar garoobaan cawaaqib xumada aakhiro iyo aduunba uu lakulmayo
Hoos kadhagayso Codkii Sheekha
Khudbadii jimcaha iyo kalimadii sheikh maxamuud xaaji yuusuf