+252 90 7798232 [email protected]

 

Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Xaalada Muslimiinta ee Maanta (Gaar ahaan Rohingaha).

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ka jeedyey Masjidka Abubakar Assadiq ee Nairobi Af-Soomaali.