Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Xasuuqii loo geystay dadkii rayidka ahaa oo ay Al-Shabaab ku gumaadeen Muqdisho.
Dhanka kale culumada magaalada Nairobi oo uu hogaaminayo Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa booqday dhaawacdii la keenay magaalada Nairobi kuwaas oo ku dhaawacmay qaraxii Isgoyska Zope oo ahaa Xasuuq wadarareed.
Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ka jeedyey Masjidka Abubakar Assadiq ee Nairobi Af-Soomaali.
Salaf Media
Nairobi
Muqdisho