Nairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa khudbadii Jimcaha ee maanta Sh.Maxamuud Shibli ka jeediyay masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, sheekha ayaa khudbadiisa waxaa uu isku dul taagay saddex Aayadood ee dhamaadka Suratul huud.
Hoos ka Dhagayso Khudbadii Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi Sheekh Maxamuud Shibli
alminhaaj.com